Shirka Hiigsiga Cusub Ee (New Deal ) oo Maanta Ka Furmay Magaalada Galkacyo Ee Maamulka Gal-mudug
Gaalkacayo 20.Aug 2013 (SDN)- Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa maanta ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug…
