Qaramada Midoobay oo Si Kulul u Cambaaraysay Kufsigii Amisom U Geysteen Haweenayda Soomaaliyeed.
Muqdisho:19-Aug-2013-(SDN)-Ergeyga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa warwar ka muujiyey eedeymaha maalmahanba taagnaa ee la xidhiidha Kufsiga la sheegayo inuu ka dhacay Xero Militarti oo Ciidanka Amisom Leeyihiin Sidoo kale waxa uu Ergaygu soo dhaweeyey go’aaanka ay qaateen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ee ay ku sameyeeyeen guddi baadha eedeymahan…
