Kaniisadaha Masar oo Gubanaya iyo sababaha loo aaneynayo

    Qahira Aug 16,2013(SDN)-Kaniisadaha ay ku cibaadeystaan dadka aaminsan madhabta Coptiga loo yaqaano ee dalka Masar oo qaar badan oo ka mid ah ay gubanyaan. Rabshadaha Masar ka socda maalmahan u danbeeyay ayaa si weyn u saameeyay kooxaha Masiixiga ah ee dalkaasi. colaadahan soo wejahay Macbedyada Masiixiyiinta Masar ayaa ku soo beegmay ka dib kolkii Hogaamiyaha…

    Read More

      War La’aanta Xukuumadeena iyo qarnigan oo ah kii kacdoonka shacabku ay xuquuqdooda ku raad sanayeen

      Waa Qormooyinkeenii taxana ahaa ee dareenka iyo digniinta ahaa ee ay saska iyo sakatiga ka qaadeen kuwa dibindaabyada,malabsiga iyo sadbursiga u-darban ee dalabka ku-shaqeeya ee qarankeena yar ee hagaasey ee heermay ragaadinaaya ee qaadhinaaya ee dalowga ka sii tuuraaya. Waa Qormooyinkeenii taxanaha ahaa ee tooshka ku shidaayey kuwa ku gafanoobey iyo kuwa dulinka, ah ee…

      Read More

        Xog-dhaba:Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya

        an iyo malintii qarankeena somaliland la soo laabtay, madaxbanaanidiisii 1991kii, waxa aan meel cad iska taagnay, jiritanka iyo in qarankeenu ka mid noqodo, qaramada duunka, taas oo aan jid dheer iyo halgan nololeed oo qadhaadh aan u soo marnay, mood iyo xoolana aan ku weynay, taas waxaa ka sii xeel dheer, ninta nafo inagu qaliya…

        Read More

          DAAWO:Hogaamiyaha Dalada Mucaaridka Jabuuti oo ka waramaya Wadahadaladii ay la galeen Xukuumada

          Jabuuti Aug 16,2013(SDN)-Hogaamiyaha Dalada Mucaaridka Jabuuti Ismaciil Geedi Xareed ayaa ka warbixiyay wadahadaladii ay dhawaanta la galeen Xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti. Hogaamiyaha Dalada USN ayaa ka waramaya qodobadii iyo jawigii wadahaaladu ku furmeen iyo rejeda ay ka qabaan natiijo ka soo baxda wadahadalada. Halkan Hoose Ka DAWWO Ismaaciil Geedi Xareed oo ka warbixinaya Wadahadalada Mucaaridka iyo…

          Read More

            Kufsi ay Wada Jir u geysteen Ciidamada Dawlada iyo kuwa AMISOM Ramadaantii ina dhaaftay oo Muqdisho Ruxay

            Muqdisho Aug 16,2013(SDN)-Saxaafada Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii u danbeeyay si weyn baahintooda ugu xusayay fal danbiyeed ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagula kacay Haweeney Soomaaliyeed. Ciidamada Dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in ay haweeney Soomaaliyeed ku afduubteen isla markaana ay kufsadeen dhawr jeer. Hogaanka ciidamda AMISOM ayaa sheegay in ay baarayaan dhacdadan…

            Read More

              Amisom oo Sheegtay inay Dawlada Federaalka ka Gacan siin doonto Baadhista Kufsiyo lagu eedeeyay Ciidanka Dawlada

              Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN)-War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska AMISOM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegey in AMISOM ay dowlada soomaaliya kala shaqeyneyso baaritaanada lagu sameeynayo eedeymaha la xiriira in ciidamadooda ay kufsi ka geysteen xerada Maslax ee magaalada muqdisho. AMISOM iyo dowlada federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay magacaabeen gudi isku dhaf ah oo baaritaano ku…

              Read More

                Xukuumadda Somalia oo ka codsatay MSF inay ka noqoto go’aankeedii ka Bixista Somalia

                Muqdisho 15.Aug 2013- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen go’aankii hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn MSF iyo eedeynta la xariirta fal kufsi ah oo gabar…

                Read More

                  “Iyadoo Wada Hadaladu Socdaan Waa Inaan Midnimada Dhexdeena Xoojinaa” C.raxmaan Aw Cali {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN) – Madaxweyne ku xigeenkii  hore ee Somaliland Mudane C.raxmaan Aw Cali Faarax ayaa Tilmaamay in baahi weyn loo qabo sidii ay bulshada Somaliland u Xoojin lahayd Isku duubnidooda si looga Midho dhaliyo himilada uu qaranku leeyahay. Siyaasiga C.raxmaan Aw Cali Faarax oo ka hadlayay Gabo Gabada Shir ay Jaamacada Hargaysa qaybteeda…

                  Read More

                    “Faysal Gudoomiyaha Ucid, Sheekh Shariif ayaan la hadlay ayuu Yidhi Yaa u Dirtay” Wasiirka Shaqada {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Barre Garaad ayaa ku dooday in Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia ay horseedi doonaan in Somaliland ay Beesha Caalamka ka hesho aqoonsiga ay raacdada ugu Jirto Mudada dheer. Wasiirka oo ka hadlayay Madal lagu Gorfaynayay Mustaqbalka sida ay noqon doonaan Wada hadalada…

                    Read More

                      Ciidamo ka soo Goostay Jab’hada Raaskambooni oo isu dhiibay Alshabaab {DHAGAYSO}

                      Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN)- Ciidamada Jabhadda Raaskambooni ee markoodii hore ka soo jeeday Jabhadda kale ee Alshabaab ayaa la sheegaya in ciidamo hor u dhac ah oo ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni iska xaadiriyeen degaanada ay ku awoodda badan yihiin Alshabaab,waxaana la sheegaya in laba raac iska kala dhiibeen degmadda Baraawe & jasiiradda Raaskambooni. Kooxdan…

                      Read More

                        “ Dawladdu Wada Hadalada ay Soomaaliya la furtay Khasaaraha ay inoo Keeneen Maamul Goboleed ayaynu Maanta nahay.” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Mucaaridka ah ee Somaliland UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si wayn u dhaliilay  qaabka ay Xukuumadda Somaliland u gasho Wadahadalad ay Soomaaliya kula jirto. Gudoomiye Fasal ayaa waxa uu arinataasi kaga hadlay Gabogabada shir weyne Gorfayn lagu samaynayey Wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya oo Jaamacada Hargeysa…

                        Read More

                          Maamulka Gobolka Togdheer oo ka jawaabay ka Bixistii Hay’ada MSF iyo Wasaarada Caafimaadka oo Cadaysay inay Buuxinayso

                          Burco 15.Aug 2013 (SDN)- Mas’uuliyiinta Gobolka Togdheer iyo Madaxda Caafimaadka ee Gobolkaasi ayaa maanta Jawaab ka bixiyay dhawaqii ka soo Yeedhay Hay’ada MSF ee ay ku sheegtay inay Joojisay Adeegii ay siin Jirtay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Mas’uuliyiinta Caafimaadka ee Gobolkaas oo Shir Jaraa’id ku qabtay  Xarunta Maamulka ee Gobolka…

                          Read More

                            Shabaab oo jab kala kulmay dagaal ay maleeshiya beeled kula galeen gobalka Gal-guduud.

                            Ceel Garas 15.Aug 2013 (SDN)- Wararka laga helaayo deegaanada Ceel Garas, xiin dheere iyo Caada kibir oo guud ahaa dhaca gobalka Gal-guduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiya beeleed kasoo jeeda beesha Maxamuud Hiraab ay dhabaha u galeen dagaalamayaal Shabaab ah oo doonayay in ay ka joojiyaan baraago deegaanka ku yaalla…

                            Read More

                              Somaliland: Fisheries Ministry Encourages Local Businesses to Invest Fishing Sector, Issues a Stern Warning to Illegal Fishing Vessels

                              Hargeisa, Aug 15, 2013 (SDN) —Somaliland’s ministry of Fisheries and Marine Resources has encouraged local businessmen to tap on opportunities in in fishing industry and issued a stern warning to illegal vessels poaching in the country’s waters. Speaking at a press conference held at the Ministry of Fisheries and Marine Resources conference hall, the Director…

                              Read More