Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal oo Xaaskiisii Geeriyootay iyo Madaxweyne Siilaanyo oo u Tacsiyadeeyay
Hargaysa 14.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid xaaskiisi Marxuuma Jamiila Cabdilaahi Cali oo ku geeriyootay Dalka Ethiopia, Maantana lagu aasay Magaalada Hargaysa . Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taasi la mid…
