Xisbiga Ucid oo Wasaarada Ciyaaraha ku Eedeeyay inay iska Hor keentay Ciyaartoygii Gobolka Togdheer

    Hargaysa 09.June (SDN) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa Warsaxaafadeed uu Maanta Soo Saaray Waxa uu Si ba’an ugu dhaliilay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xadhigii ay kula Kacday Xulkii Gobolka Togdheer u matalayay Ciyaaraha Gobolada Somaliland . War-saxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee xisbiga UCID Axmed Aden Ismaaciil (Keyse), ayaa ku Eedeeyay Wasaarada Ciyaaruhu…

    Read More

      Kulan lagu Shaacinayay Ganacsatada Ku Guulaysay Mashaariic Maalgashi oo Hargaysa lagu qabtay

      Hargaysa 09.June (SDN) Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka  ahna  Gudoomiyaha  Gudiga  la tashiga mashruuca  Deeqaha ee  GAP Dr,Sacad Cali shire,ayaa  ka qayb galay  shir jaraa’id oo maanta  magaalada Hargaysa ay ku qabteen  Maamulka Maalgashiga  ee SBF oo  ay ku shaaciyeen ganacsatadii  ku guulaystay  deeqihii waaweynaa  ee wareegii kowaad   iyo bixinta 21 mashruuc  oo ka  mid ah…

      Read More

        Heesta Cabdaw beri samaadkii +abwaankii, jilaagii iyo majaajileystihii caanka ahaa ee Maxamed Cumar Huryo (AHUN)+qisada dhabta ah laga sameyey nala dheeho+codki khadra daahir

        (KampalaSDN) Iyaga iyo Allahoode, waxay yidhaahdeen Nin dhalinyaro ah ayaa xilliyadii 1980-dii waxa uu ka hawlgali jiray mid ka mid ah laamihii  dawladda ee xilliyadaas oo ahayd waaxda duulimaadyada cirka iyo hawada. Waxay soo wariyeen in xilli xilliyadaas ka mid ah ay inankaas dhalinyarada is barteen gabadh. Waxanay gabadhaas oo ay in muddo ah sheeko…

        Read More

          Hargeysa: Booliska oo Waaran la’aan ku qabtay Sarkaal Waayo-arag ah oo warbixino Musuq ka qoray Agaasimaha Baanka Dhexe

          Hargeysa June 09,2013(SDN/Hubaal)- Askarta ka tirsan Ilaalada Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa shalay Waaran La’aan Xabsiga ugu taxaabay Mawliid Aadan Cumar oo ka mid ahaan jiray saraakiisha waayo-araga ah ee Baanka, balse muddooyinkii u dembeeyey soo bandhigayey qoraalo iyo warbixino Musuq ku dhereran oo ka dhan ah Maamulka Bangiga gaar ahaanna Agaasimaha Fulinta ee Baanka…

          Read More

            Pakistan oo Mareykanka u gudbisay cabasho ka dhan ah Duqeymada ay fuliyaan Duyuuradaha aaney cidi wedin

            Islamabad June 09,2013(SDN)-Maalmo uun ka dib kolii uu xilka la wareegay Raiisul wasaaraha cusub eedalka Pakistan ayaa waxa uu cabasho u gudbiyay dawlada Mareykanka oo duqeymo dalkaasi mudo ka weday. Cabashadan u danbeysay ayaa timi ka dib kolkii maalinimadii Jimcaha ay ciidamada Mareykanku duqeyn ku dileen todobo ruux oo ay sheegeen in ay ahaayeen Meliishaad…

            Read More

              Siilaanyo oo La Sheegay Inuu Maareeye Cusub u Magacaabayo Wakaaladda Korontada Hargeysa

              Hargeysa June 09,2013(SDN/Hubaal)-Madaxweyneha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la sheegay inuu Maareeye cusub u magacaabay Wakaaladda Korantada ee Caasimada Hargeysa, taasoo sida la sheegay loo magacaabay masuul magaciisa la yidhaahdo Axmed Yaasiin Aw-maxamed Jaamac oo hore ugu guulaystay Shaqada wakaaladaasi. Masuulkan loo magacaabay Hay’ada Korantada dawlada, ayaa la sheegay inuu Tartan loo galay Wakaaladaasi…

              Read More

                Dawlada Hoose ee Hargeysa oo Cashaysiisay Ciyaartoyga Kubeddaha Gacanta, Cagta iyo Orordka ee Maroodi-jeex

                Hargeysa June 09,2013(SDN/Hubaal)- Saddex ka mid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa oo kala ah xil. Ismaaciil Jaamac xirsi (cagoyare), xil. Maxamed Axmed Yoon, Xil. Cismaan Xasan Faarax, ayaa habeenkii xalay casho sharaf u sameeyey ciyaaryahannada kala duwan ee Gobolka Mareedi-jeex uga qaybgelaya tartanka ciyaaraha Gobollada Somaliland. Munaasibadda casho sharafta oo lagu qabtay Fish…

                Read More

                  Nelson Mandela oo caafimaadkiisu ka soo reynayo

                  Suweto June 09,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee dalka Konfur Africa Nelson Mandela oo mudaba caafimaadkiisu sii xumaanayay ayaa mar kale dib loogu celiyay Cusbitaal hore loogu daweeyay. Mandela ayaa waxa ku soo noqnoqday xanuun ka haleelay sanbabaha oo loo caal l’ayahay mudaba iminka. Qoyska Mandela ayaa shaaciyay haatan in in uu odeygu iskii naqaska u qaadanayo isla…

                  Read More

                    Wasiirka Caafimaadka oo Xadhiga ka jaray Cisbitaal laga Hirgaliyay Degmada Sallaxley

                    Sallaxley 09.June {SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog ayaa  Xadhiga ka jaray Cisbitaal laga hirgaliyay Degmada Sallaxley. Xadhig ka jaristan waxaa ka qayb galay Madax kala duwan oo ka socotay Xukuumada Somaliland Sida La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka iyo Axsaabta Maxamed Muuse Abees,Saraakiil ka socotay Hay’ada Bisha Cas ee…

                    Read More

                      Dugsi laga Hirgaliyay Degmada Daarasalaam oo Xadhiga laga Jaray,iyo Baaqa Maamulka Degmadaas

                      Hargaysa 09.June (SDN) Gudoomiyaha Degmada Daarasalaam Cabdi Xuseen Cumar ayaa maanta si rasmi ah Xadhiga uga jaray dhisme Dugsi ka kooban laba fasal iyo Hal Xafiis oo Wasaarada Waxbarashadu ka hirgalisay Degmadaas. Xaflada Xadhig ka jarista Dugsigaas waxaa ka qaybgalay Gudoomiye ku xigeenka Degmadaasi Axmed Ibraahin Madar,Kormeeraha Waaxda Qorshaynta ee Gobolka Maroodi Jeex u qaabilsan…

                      Read More

                        Cabdillaahi Fadal oo Si Indho La’aan Ah Uga Hadlay Gelelefkii ay Habeen Hore Ciidamada Afka Duubtaa Kusoo Qafaasheen Cismaan Awr Liqe Iyo Wiilashiisa

                        Hargeysa June 09,2013(SDN/Hubaal) — Taliyaha booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa  tallaabooyin Amniga lagu sugayo ku tilmaamay hawl-gallo   Ciidamadda RRU-da iyo Booliska oo is kaashanaya ku gelelefeen   guryo dad shicib ahi leeyihiin kuwaas oo amar la’aan  ugu daatay guryahooda goor saq dhexe ah. Taliyaha oo ka hadlay hawl-gallo  ay  dhawrkii Caano maal ee u dembeeyey    …

                        Read More

                          Mareykanka iyo China oo ka wada hadlaya Xatooyada Internetka

                          Rancho Mirage June 09,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka oo marti gelinaya dhigiisa China ayaa waxa uu kala hadlaya xatooyada Teknooligiyada ee China. Madaxweyne Barack Obama iyo madaxweyne Xi Jingping oo ku kulmaya California ayaa si gaar ah isugula soo qaaday weeraro dhanka Internetka oo China uga imanayay Mareykanka. Kulankan labada Madaxwyne ee u danbeeyay ayaa gebi ahaanba…

                          Read More

                            Shabaabka oo weeraray Isgaarsiinta Woqooyi Bari Kiinya

                            Dhadhaab June 9,2013(SDN)-Weerar ay Shabaabku shalay gelinkii danbe ku qaadeen xarumo laga hago Isgaarsiinta degaanada ay ku yaalaan xeryaha Qaxootiga Soomaalida ayaa geystay khaasre kooban. Shabaabka ayaa weeraray xarumaha lalinta shirkadaha Saficom iyo Orange telecommunication oo labaduba xarumahoodu ku yaaliin xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Ifo. Madaxa ciidamada Booliiska ee Dhadhaab Albert Kimathi ayaa saxaafada…

                            Read More

                              Cali S. Raygal: Wasiir Dhiirranaanta Kaga Daray Indho-adayg iyo Dar-jiidh

                              Hargeysa June 09,2013(SDN/Hubaal) – Xulka Gobolka Tog-dheer ayaa la sheegay inay shalay duhurnimadii weerar ku qaadeen xarunta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, xilligaas oo uu ku sugnaa wasiirku. Ciyaartoydan  ayaa la tibaaxay inay ku hubaysnaayeen  Budhadh, iyo Mindiyo, iyagoo  Markii  ay soo gaadheen Xarunta wasaaradda  xoog ku galey   gudaha, balse waxa markiiba meesha soo gaadhay ciidanka…

                              Read More

                                Ujeedadda Wefti Ka Yimi Dalka Yaman Oo Booqashadooda Lala Xidhiidhiyay Xiisada Biyaha Niilka Ee Masar

                                Hargeysa(Hubaal)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Yeman oo iskugu jiray Ganacsato iyo xubno ka mid xukuumadda dalka Yeman. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa kulankaa  ka dib saxaafadda uga waramay ujeedada wefdiga iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen weftiga Yeman iyo madaxweynaha Somaliland, isagoo…

                                Read More

                                  Nimankan wax la isu saar Anigana SAHAL wax la ii saar

                                  Iyagaa isu muuqda, way kala irdhoobeen, Bayr bay kala qaadeen. Jubbaland iyagaa ku hirdamaya (Midi waa Dibigii Spaanishka midina waa Calalkii Cassaa) Khasaara la hubey guul u haystaan. Loolankoodu wuxuu ina dhaxalsiiyey qas iyo jaha wareer siyaasadeed iyo mid bulsho.War intaan Kamaandhe la ina weydiin ama se Gibir la inaga qaadin dajiya amuuraha, idinku wada…

                                  Read More

                                    Warqad Furan oo ku socota Madaxwaynaha Somalia Mudane Hassan Sheekh Mahmoud

                                    Tan iyo intii somalia ka baxday ku meel gaadhkii dhanka dibada balse gudaha ay sideedii tahay waxa soo kordhay Geeska Africana ka soo ifbaxay siyaasado Isdiidan oo sida lawada dareemaayo dhaqdhaqaajiyay madaxdii Dawladaha Geeska Africa iyo kuwii dunidaba,waxaana Gabood uwada noqotay Xarunta dalka Ethiopia oon is idhi malaha waa Xaramkii Africa oo madaxda Qaarada iyo…

                                    Read More

                                      Al Shabaab oo laba Ruux Dil Toogasho ah ku Fuliyay

                                      Baraawe June 09,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee gacanta ku heysa magaalada Baraawe ayaa lagu soo waramayaa in ay dil toogasho ah ku dileen laba ruux oo ay ku eedeeyeen basaasnimo. Xaakim Shabaabka ka tirsan oo goobta toogashada lagu fuliyay joogay ayaa dad halkaa ku soo xoomay u sheegay in ragaasi qirteen in ay u basaasayeen Dawlada…

                                      Read More