Wasiirkii Cafimadka Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaalka Salaxley halkan ka daawo

    Sallaxley 09.June {SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog ayaa  Xadhiga ka jaray Cisbitaal laga hirgaliyay Degmada Sallaxley. Xadhig ka jaristan waxaa ka qayb galay Madax kala duwan oo ka socotay Xukuumada Somaliland Sida La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka iyo Axsaabta Maxamed Muuse Abees,Saraakiil ka socotay Hay’ada Bisha Cas ee…

    Read More

      Dugsiga Sare ee Tomorrow Oo Munaasibad-suugaaneed U Qabtay Arday Hal-abuur Ah

      Hargaysa 09Jun13(SDN) Madal-maanseed lagu daadihinay suugaan uu curiyay Hal-abuur Nasri Yuusuf Muxumed oo ka mid ardayda dugsiga sare ee School of Tomorrow ayaa lagu qabtay xarunta dugsigaas ee magaalada Hargeysa waxaana ka soo qayb-galay marti-sharaf ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid Ibraahin Xoghayaha Maaliyadda ee Xisbiga UCID, abwaanno, waalidiin, maamulka, macallimiinta iyo ardayda dugsigaasi….

      Read More

        Dawlad Mas’uul ah oo Dadka Matasha; By Ahmed Arwo

        Waxaan la kulmay akhyaar wax badan ka akhrisatay maqaaladii aan qoray sanado horteed oo tilmaamaya hab-maamul wanaagga iyo horumarka bulsho oo iga dalbay inaan dib u milicsado nuxurkoodii. Waxay ila noqotay inaan codsigaas oo marar badan iyo meelo kala duwan leygu weydiiyey aan dib u cusboonaysiiyo si ay u noqdaan wacyigelin iyo tilmaam bulsho oo…

        Read More

          President Silanyo Meets with Yemeni Investors

          Hargeisa, June 08, 2013(SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Silanyo’ met today with Yemeni investors and traders at the Presidential Palace in Hargeisa, presidential spokesman reveals. At the meeting, president Silanyo talked about the good opportunities for investment in country, as peace and appropriate legislation makes Somaliland country for foreign investors. The Yemeni investors while…

          Read More

            Armuu Kordhistaa?; Cumar Seerbiya

            Waxay ahayd  arooryo hore wali suuqa Hargeysa dad badani uma soo kalahin, waxaanad arkaysa dad kooban oo iyagu si teel-teel ah suuqa u maraaya kuwaasi oo u kala socda dawno maal-meed kala duwan. Noloshaada maalin kasta waxaad la kulmaysaa mahadho cajiib ah, taasi oo iskugu jirta  farxad, murugo layaab iyo ama kaag, hase ahaatee waxaad…

            Read More

              Taliyaha Booliska oo daboolka ka qaaday inay hayaan Dad Xidhiidh la leh argagixisada {DHAGAYSO}

              Hargaysa Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Cadeeyay in hawl galo ay Ciidamada Boolisku habeenadii u danbeeyay ay ka fuliyeen magaalooyin ka tirsan Somaliland ay Gacanta ku dhigeen Shakhsiyaad ay ku tuhunsan yihiin inay Xidhiidh la Leeyihiin Kooxaha Argagixisada. Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland waxa uu Sidaas ku sheegay mar uu maanta…

              Read More

                Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay hadal ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia iyo Tahriibta {DHAGAYSO}

                Berbera 08.June (SDN)  Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Dalka dib ugu soo labtay ka dib  markii uu socdaal  ku soo maray  Dalka maraykanka,Isagoo  jaaliyadda Somaliland kagala qayb galay xuskii munaasabadda 18-ka May ee sanadguurada 22-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideeda. Sidoo Kale Socdaalkiisa ayaan ka Madhnayn…

                Read More

                  Laba Siyaasi oo Isku haya Hogaaminta Xisbiga Kulmiye oo Isku maalin ku soo laabtay dalka {DAAWO}

                  Berbera 08.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.Casiis Maxamed Samaale ayaa dalka dib ugu Soo laabtay kadib markii uu Soo dhamaystay Socdaal Shaqo oo uu ku joogay Wadanka Ingiriiska. Wasiir Samaale oo uu Loolan Xoogan oo kala Riixashada Hogaaminta Xisbiga Kulmiye ka dhexeeyo Gudoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi ayaa labadooduba isku maalin ay dalka…

                  Read More

                    Somali warlords battle over Kismayo

                      Mogadishu, June 08, 2013(SDN) -—At least eight people have been killed in fighting between rival Somali warlords battling for control of the southern port city of Kismayo, witnesses said Saturday. Gunmen from the Ras Kamboni militia of former warlord Ahmed Madobe – recently self-appointed “president” of the southern Jubaland region – battled against forces…

                    Read More

                      Afhayeenka Madaxtooyada oo ka waramay qodobadii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti ka socday Yemen ay ka wada hadleen {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 08.June (SDN) Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixyay Kulan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Yeman oo iskugu jiray Ganacsato iyo xubno ka mid xukuumadda dalka Yeman. Afhayeenka Madaxtooyadu Waxa uu Sheegay in Weftigani Ujeedada Socdaalkoodu ay la Xidhiidho u…

                      Read More

                        Wasiirka Ciyaaraha oo Ka Hadlay Falkii ay ku Kaceen Xulkii Gobolka Togdheer oo ka Hadhay Tartankii Ciyaaraha

                        Hargaysa 08.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay badiba ciyaartoygii xulka gobolka Togdheer uga qayb galayey tartanka ciyaaraha gobolada ee ka socda caasimada Hargeysa. Wasiirka ciyaarah Somaliland waxa uu sheegay in ciyaartoyga gobolkaas uu soo kala dhex galay  khilaaf kaas oo sababay inay kala…

                        Read More

                          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka Socda Wadanka Yemen oo Maalgashi ku Samaynaya S.land

                          Hargaysa 08.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Yeman oo iskugu jiray Ganacsato iyo xubno ka mid xukuumadda dalka Yeman. Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa kulankaasi ka dib saxaafadda uga waramay qodobadii ay ka wada hadleen weftiga Yeman iyo madaxweynaha Somaliland,…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo dalka dib ugu soo laabtay Socdaal uu Mudo ugu Maqnaa Maraykanka

                            Hargaysa 08.June (SDN) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Dalka dib ugu soo labtay ka dib  markii uu socdaal  ku soo maray  Dalka maraykanka. Halkaasoo uu jaaliyadda Somaliland kagala qayb galay xuskii munaasabadda 18-ka May ee sanadguurada 22-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideeda. Gudoomiyaha oo markii uu…

                            Read More

                              Xisbiga UCID oo dacwad horgeyey golaha baarlamanka ee Maraykanka

                              USA 08jUN13(SDN) Xoghayaha Guud ee Arrimimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga UCID, Mudane Yusuf Budle ayaa maalintii ay taariikhdu ahayd 4tii June 2013 u gudbiyay dacwad dheer golaha baarlamaanka ee dalka Maraykanka. Dacwadaas oo difaacaysa qadiyadda gooni isu taaga Somaliland waxa uu nuxurkeedu ku salaysnaa saddexda qodob ee kala ah (1) Arragtida wasaaradda Arrimaha…

                              Read More

                                War Degdeg ah: Ciyaartoyga G/Togdheer Oo Xabsiga Loo Taxabay dhamaantood

                                Hargaysa 08Jun13(SDN) Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha s/land cali siciid raygal ayaa isaga oo ku sugan gudaha garoonka wayn ee magaalada hargaysa si kadisa ah ugu sheegay qaybaha kala duwan ee saxaafada in xabsiga loo taaxabay dhammaanba ciyaartoygii xulka gobolka togdheer xili la sugaayay inay bilaabmanto ciyaarta dhexmaraysay labada gobol ee togdheer iyo sool Ciyaartoygani…

                                Read More