Pentagon Confirms Drone Crash in Somalia

    Washington May, 29 2013 (SDN)- The Pentagon has confirmed that a U.S. reconnaissance drone crashed off the coast of Somalia on Monday, but defense officials deny it was shot down by fighters loyal to the al-Shabab insurgency. The Al Qaeda-affiliated militant group posted several pictures to its Twitter account that it claimed are parts of…

    Read More

      Somaliland’s Foreign Minister Addresses National Issues at the SORIC Investment Conference in Kenya

      Somaliland’s  minister of foreign affairs Dr. Mohamed Abdilahi Omar is currently in Nairobi, Kenya on official duties pertaining to UN protocols discussions took time to participate at the on-going business and investment promotion conference organised by a Somaliland-registered company, Hanvard, and attended by Somaliland, Somalia and Kenya officials and business companies at the at the…

      Read More

        22 Guurada Xornimada Itoobiya oo Si weyn Hargaysa looga dabaal degay

        Hargaysa 29.May (SDN) Xuska  22 Guurada ka soo wareegtay Marki ixukunka laga tuuray taliskii kali talska ahaa eeMingiste Hailemarim laga Tuuray Xukunka ee Labaadtanka Gimbood ayaa Laga Xusay Somaliland Munaasibad Balaadhan Oo lagu Qaybtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysaa laguna xusayay Maalinta Xoriyada Wadanka Ethiopia Ayaa waxa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ,Xubno …

        Read More

          Sanad Guurada 10aad ee Aasaaska Telefishanka HCTV oo Hargaysa lagu Qabtay {SAWIRO}

          Hargaysa 29.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay Weheliyaan Shirgudoonka Labada Gole ee Baarlamanka,Madaxda Xisbiyada Qaranka,Siyaasiyiin,Aqoon yahano, Madax dhaqameedyo iyo Marti Sharaf kale ayaa maanta ka qayb galay Xus loo sameeyay Sannad Guurada 10aad ee Ka soo Wareegtay Markii la Aasaasay Television-ka  HORN CABLE TV,Taas oo Maanta lagu qabtay Huteel…

          Read More

            Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Cumaan

            Muscat May 29 2013 (SDN)– Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Mohamed Nur Ga’al ayaa kula kulmay Magaalada Muscat ee Saldanada Oman Ra’iisul wasaare kuxigeenka wadankaasi Fahd bin Mahmoud al Said oo ay ka wada hadleen kobcinta iskaashiga taariikhiga ah ee u dhaxeeya labada dal . Kulanka oo qaatay muddo Laba saacadood ah,loogana hadlay…

            Read More

              HRW oo eedeyn u soo jeedisay Booliska Kenya.

              Nairobi May 29, 2013(SDN)-War bixin ay manta soo saartay hay,ada xaquuqda aadanaha u dooda marka ee Human rights watch ayey ku sheegtay in booliska magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ay dhibaato iyo falal kufsi ah kula dhaqaaqen in aan ka yareen kun qof oo qaxooti Somalia ah intii u dhaxeysay bishi November sanadii 2012…

              Read More

                Xubin ka tirsan xildhibaanada cusub ee Deegaanka Hargeysa oo toogasho ku dilay qof shicib ah

                Hargeysa May, 29 2013 (SDN)- Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir oo ka mid ah xubnaha cusub ee golaha Deegaanka caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa xalay toogasho ku dilay nin magaciisa lagu sheegay Rashiid Aaden. Siday sheegeen wararka naga soo gaadhay dhacdadaas, dilku wuxuu dhacay niskii dambe ee xalay, iyadoo ay haatan baadhitaankiisa gacanta ku hayaan ciidamada…

                Read More

                  Holand oo markab dagaal u soo dirtay Somalia.

                  Amsterdam May 29, 2013(SDN)-Kanalka Suweys ee wadanka Masar ayaa waxa kasoo gudbiya markab dagaal oo laga leeyahay wadanka Holand kaasi oo kusoo jeeda wadanka Somalia si uu ugu soo biro howgalka ladagalanka koxda burcad badeda Somalia.   Socdaalka markabkaasi ayaa la sheegay in uu yahay mid qaadanaya 14-sacadood si ay u soo gaarto xeebaha Somalia….

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaliya oo Tacsi U Diray Ehelada Dr Nuurto Xaaji Xasan Oo Toronto ku geeriyooday

                    Muqdisho, 28 May 2013 (SDN)— Waxaa xalay oo ay taariikhdu aheyd 27 May 2013 ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Canada Allaha u naxariistee Drs Nuurto Xaaji Xasan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyskii, Qaraabadii iyo Ummadda Soomaaliyeed wuxuuna Alle uga baryayaa inuu Janadii ka waraabiyo,…

                    Read More

                      Maraykanka oo qirtay diyaarad looga soo riday Somalia.

                      Washington May 29, 2013(SDN)-Masuul Maraykan ah ayaa sheegay in diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn oo kusoo dhacday Somalia in ay aheyd mid kamid ah diyaaradaha Maraykanka ee nooca basaaska ah ee maclumaadka ka soo uruurisa degaanada lagu tuhmaayo in ay ku sugan yihiin shaqsiyaad uu baadi goobayo Maraykanka.   Masuulkaasi oo ka tirsan wasarada gashandhiga…

                      Read More

                        Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo ka qeybgalay shir looga hadlayay Ganacsiga iyo Fadeexada ka dhalatay wasiirka oo iska saaray Calanka Somaliland mudadii Shirku Socday(SAWIRO)

                        Kenya 29May13 (SDN) Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka qayb galayey shir looga hadlayey ganacsiga Somaliya ayaa waxa murugo ku noqatay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Nairobi in wasiirku uu biladii Calanka  Somaliland iska saray iyada oo madaxdii Soomaaliya ay u suran yihiin calankoodii. Wasiirka waxa Shirka kala qeyb galay  Safiirka…

                        Read More