Taliyaha Ciidamada Boolisku Muxuu ka Yidhi Xuska aasaaska Ciidamada Booliska {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iiman, oo Maanta ka hadlayay Xuska Maalinta aasaaska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa in qaranku ku guulaystay inuu helo Derejooyinkii uu xaqa u lahaa taas oo ah mid kor u qaadday karaamada ciidanka Somaliland iyo Haybaddoodaba, isagoo tallaabadaasna uga mahad naqay madaxweynaha…
