Home » 6:59 am Entries posted on “June, 2014”

Tahriibayaal Hor Leh Oo Ku Geeriyaaday Badda u Dhaxaysa Talyaaniga iyo Libiya

Pozzalo::June,30,2014(SDN/QJ)-Ugu yaraan 31-Qof oo Tahriibayaal ahaa ayaa Geeriyaaday, kadib markii ay ku Neef qabatoobeen Doonni aad u yar oo ay ku saarnaayeen  ilaa iyo 600-qof. Ciidamada Bada ee dowlada Talyaaniga ayaa subaxnimadii Isniinta soo badbaadiyey doonidan ee Dadku ku dhinteen, taas oo ka soo kicitantay Dhinaca Dalka Libiya. Markab ay leeyihiin ciidamada Bada ee Talyaaniga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Khaatumo oo sheegtay in ay Madaxweynaha Puntland la kulmeen uuna taageeray

Nairobi June 30,2014(SDN/QJ)-Haweeneyda u qaabilsan maamulka Khaatumo oo shir jaraaid ku qabatay magaalada Nairobi ayaa shaaca ka qaaday in ay Nairobi kula kulmeen madaxweynaha Puntlan Cabdiweli Gaas isla markaana uu taageero u muujiyay maamulkooda. Masuuliyiin kale oo maamulkaa ka mid ah ayaa Iyana weerary dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya,halkan hoose ka daawo

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka Somalia Oo Hanjabaaddii ugu Cuslayd u Diray Waalidiinta Dhashay Dhallinta Shabaabka Ka Tirsan

Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka dhawaan loo magacaabay Maxkamadda sare ee Ciidanka Somalia Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare, ayaa Hadal Kulul oo Hanjabaad ah u jeediyey Dhammaanba kooxaha Al-shabaabka ka tirsan eek u sugan Magaalada Muqdisho iyo Waalidka dhalayba.  C/raxmaan Tuur-yare ayaa waxa uu sheegay in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay doonayaan weeraro inay ka geystaan Magaalada Muqdisho, laakiin wuxuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mohamed Moogeh liiban is one of those who shaped history in 20th century‏

As what i wrote earlier was too short about Mohamed, below is complete biography related Mohamed Moogeh. Kindly publish the article as the same is pleasurable to many readers. Thanks.        A biography is a detailed description or account of a person’s life. It entails more than basic facts like education, work, relationships, and death a biography also portrays a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ammaanka Dugsiyada Caalamka Laga Leeyahay Ee Ku Yaalla Kenya Oo Kor Loo Qaaday

Nairobi:June,30,2014(SDN/QJ)-Waxa Kor loo qaaday Amaanka Dugsiyada Caalamka laga leeyahay ee Gebi ahaanba ku Yaalla Dalka Kenya. Sababta arrintan loo sameeyey ayaa lagu sheegay Tallaabooyinkii dhawaanahan ay kooxda Al-shabaab ka fulinaysay Deegaanno ka mid ah Dalkaas eek u laynaysay Dadka Shicibka ah. Albaabada laga galo Dugsiyada caalamiga ah ayaa waxa la dhigay askar dadka si wayn […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Response to Allegations of Voter Fraud in Minn. House DFL Primary Race

Absentee voting kicked-off Friday morning in a hotly contested democratic primary race for the state house between incumbent Phyllis Kahn and Mohamud Noor.   According to voter registration records from the Secretary of State’s office, more than 140 people used 419 Cedar Avenue South in Minneapolis as their home address when they registered to vote. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin Soomaali ah oo Dacwad ku soo oogay safaarada Qadar ee London”Waxa ay iigu yeereen adoon waana ay I jirdileen”

London June 30,2014(SDN/QJ)-Nin Soomaali ah uu mudo u shaqeynayay safaarada Qadar ku leedahay dalka Britain ayaa dacwad ku oogay sarkaalka u qaabilsan safaarada arrimaha caafimaadka. Maxamuud Axmed oo Britain ku noolaa 40 sanadood ayaa sheegay in Cabdala Al Ansari uu aflagaado midabtakoor ah iyo jirdil isu raaciyay. “Intii uu Cabdala la wareegay waaxda caafimaadka ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ruushka Oo Qirtay In Diyaarad ay Lahaayeen Lagu Soo Riday Gudaha Somalia

Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya warar ay Warbaahintu Ruushku daabacayaan oo sheegaya in Somalia Gudaheeda lagu soo riday Diyaarad dalka Ruushku lahaa oo sida la sheegayo u kiraysnayd Qaramada Midoobay. Wargeyska voice of Russia ee ka soo baxa dalka Ruushka oo ka mid ah warbaahinta warkan faafisay, ayaa daabacay in diyaaraddan oo Haatan gacanta Qaramada midoobay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yuusuf Garaad Oo Soo Bandhigay Qoddobada ay Ku Doodayaan Beesha Diiddan Maamulka Saddexda Gobol Ee Dawladda Xasan Sheekh Aqoonsatay

Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Saxafiga caanka ah, imikase isku rogay Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa qoraal dheer oo uu isku barbar dhigayo Dawladda soomaaliya ee uu xasan sheikh Hoggaamiye iyo Beel ka mid ah kuwa Dega Muqdisho Soo Bandhigay, isagoo ku faahfaahiyey qoddobo dhawr ah oo Beeshaasi u daliishanayso Dooddeeda. Yuusuf Garaad waxa uu Qoraalkiisa si Hoose ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa:Hay’ad Xuquuqal Insaan Oo Ku Baaqday In Xadhiga Wasiir-ku-xigeenkii Hore Ee Amniga Laga Dhigo Xalaal

Hargeysa:June,30,2014(SDN/QJ)-Hay’adda Waddaniga ah ee Arrimaha Xuquuqda aadamaha u doodda ee  magaceeda la yidhaadho Human Right Center, ayaa qoraal ay soo saartay ku cambaaraysay Hannaanka ay xukuumaddu ula macaamishay xadhigga ay kula kacday wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor. Hay’adda ayaa qoraalkeeda kaga sheegaysay waxyaabihii ay ka qortay Waraysiyo ay xaqiiqda ku raadinaysay oo ay la […]

Posted in Uncategorized | Read More »