Home » 3:11 am Entries posted on “August, 2014”

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Beeniyey inuu Madaweynuhu Kala Diray, Kana Hadlay Macnaha Waraaqdii Madaxweynuhu Soo Saaray

Hargeysa:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Go’aankii uu dhawaan madaxweyne Siilaanyo kaga dhawaaqay in Hay’adaha kala duwan ee qaranku ay u diyaar garobaan sidii ay u soo magacaabi lahaayeen Xubnihii ay komishanka ku lahaayeen, taasoo muujisay in xilligii komishankani soo dhamaaday. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi Geelle oo la hadlay saxaafadda, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“In shisheeye inna amro oo ka aqbalno ka baxa Khaatumo waxa ka fiican in Dhulbahante oo Somaliland ah degaankoodiina tahay aynu ka aqbalno” Mujaahid Cali Guray

Hargaysa 30.Aug 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj: Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Saaxdheer ee dhexmaray Maleeshiyaad la sacday Cali Khaliif Galaydh iyo Ciidamada Qaranka Somaliland.Isla markaan wuxuu sheegay inay xukuumada Somaliland siyaasada ay ka leedahay Gobolada Barigu tahay mid liidata oo aan wanaagsanayn. Mujaahid Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Arinkan ID-Ga Ee Ay Doonayso Dawladu In Ay Tidhaahdo Dadku Marka Hore ID Ha Qaataan Markaa Ka Dib Ayaa Diiwaangalinta La Samaynayaa Arinkaa Marnaba Anagu Ma Ogolin” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay Talaabooyin Guracan oo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku marin habaabinayso Bulshada Waxaanu xusay inaanay Xisbi ahaan in Marka la qabto Diiwangelinta Muwaadinka ee ay Xukuumadu Dabada ka riixayso in la yidhaa Markaas kadib ayaa la qabanayaa Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaa Nasiib daro ah in Maamulkan iminka Jiraa uu ku Fashilmay Wada Jirkii Shacabka iyo Isu Hayntii Darafyada Somaliland” Murashaxa Madaxweyne ku Xigeenka Ucid DAAWO.

Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa  Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey Ku-xigeenkiisa oo dalka ku soo labtay Cabdirashiid Xasan Mataan, waxaanay labadooduba ka hadleen arrimo la xidhiidha kala dirista Guddiga doorashooyinka iyo hirgelinta diiwaangelinta iyo doorashooyinka la filayo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Itoobiya Waa In Loo Caddeeyo In Mucaarid La Taageeraa Uu Mucaarid La Taageero Leeyahay, ..” Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Cali Guray

Hargeysa Aug 30,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha ku-xigeenka 3aad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey oo ka waramay xaalada colaadeed ee Saaxdheer iyo dhawaaqa beesha caalamka ee ku wejahan degaanadaasi. Md Cali Gurey ayaa si gaar ah ula hadlay dawlada dalka Itoobiya oo uu sheegay in taageero ay u fidiso mucaaridka Somaliland ay leedahay jawaab taageero oo loo muujiyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Fuaad Aadan Cade La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee Gobolada Bariga oo Hargeysa ku soo guryo noqday kana hadlay xaalada Saaxdheer

Hargeeysa Aug 30,2014(SDN/QJ)- La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee gobolada Bariga Fuad Aadan Cade ayaa ka waramay xantii aheyd in uu u janjeersaday dhanka Puntland iyo dagaaladii dhawaanta ka dhacay degaanka Saaxdheer. Md Fuad Aadan Cade ayaa sidoo kale sharaxaad ka bixiyay dhawaaqa beesha caalamka ee ku wejahan colaada degaanka Saaxdheer oo ku taal xadka Somaliland iyo Itoobiya.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo dagaaladii Saaxdheer

Ankara Aug 30,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad dheer oo ka hadleysa xaaladda uu xilgan ku suganyahay dalka marxaldihii uu soo maray isbedelka kajira iyo hiigsiga qorshaha sanadka 2016 ka jeediyay machadka istiraatijiyadda ee dalka Turkiga iyadoo ay su’aalo kala duwan weydiiyeen Prof.ro siyaasiyiin, wariyaal, iyo aqoonyahano kuwaasoo dhamaantood ku qotomay xaaladda wadanka. Madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland’s internal Affairs should be appreciated by US, UN, EU Offices for Somalia‏

It is an utter nonsense that outside entities to call the withdrawal of Somaliland Forces from areas within Somaliland territory: it is a conspiracy diktat and it is unacceptable to Somaliland people and their government.   The United States Representative for Somalia James P. McAnulty, UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay and European Union […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R. W. Cabdiwali: “Go’aanka Bare Hiiraale uu qaatay, waa mid dhiiri galinaya nabadaynta Jubooyinka”

Muqdisho  August 30, 2014(SDN/QJ)-.Xubno ka tirsan Xukuumadda oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudne Cabdullahi Godax Bare, oo ay ka mid yihiin Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir, Wasiirka Maaliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane iyo Korneyl Barre Aaden Shire Hiiraale ayaa galabta Muqdisho soo gaaray kaddib markii xal laga gaaray khilaafaadkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali Khaliif Galaydh oo Sidii ugu Weynayd u Calaacalay Jabkii ka raacay Saax dheer aflagaado uu kula kacay Somaliland Punt land Iyo Somalia DHAGAYSO

Saax Dheer 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Horjoogaha kooxaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo kaba la’aan kaga carayay Saax-dheer, markii Ciidammadda Somaliland galeen tuuladda Saax-dheer, ayaa markii u horeysay cataabay isla markaana calaacal la muraaradilaacay. Cali Khaliif Galaydh waxa uu haaraamay dawladda Muqdisho oo uu ku eedeeyay inay taageeraan oo la safan yihiin Somalland. Mr. Galaydh oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »