Home » 7:57 am Entries posted on “December, 2015”

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Maanta Magacaabay Gudida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Heer Qaran u Metelaysa Xisbigooda

Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Magacaabay Xubnaha Xisbigaasi u Metelaya Hawl galka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku Shaaciyeen in Labada Todobaad ee ugu Horeeya Bisha Beri Bilaabmaysa ee Kowaad 2016 inay ka Bilaabayaan Gobolka Togdheer. Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro  ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mucaaridka Jibouti Oo Qaban-qaabinaya Dibed-baxyo Ka Dhan Ah Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Dhici Doona Europe iyo America {DHAGEYSO}

Ottowa,31,2015(QJ/SDN)-Bilowga sannadka cusub ayaa waxa la filayaa in dibed baxyo waaweyn oo lagaga soo horjeedo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle laga dhigi doonno waddamada Qaaradda Yurub iyo America. Dowlada Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wajahaya kacdoon kaga imaanaya umadda reer Jabuuti. Siyaasiyiinta Mucaaradka oo horukacaya shacabka ayaa si weyn kaga soo horjeeda Madaxweynaha Jabuuti oo ay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALIA: ‘’Sharciga Saxaafada Dalku Wuxuu Ilaalinayaa Xuquuqda Suxufiyiinta’’

Muqdisho,30Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa kaga hadlay Ansixinta sharciga saxaafada Somalia, isagoo xusay in xeerkan uu soo maray marxalado kala duwan. Maareeye ayaa xusay in xeerkan uu yahay kan ugu fiican adduunka oo dhan, isla markaana la filayo inuu noqdo midka ugu sarreeya, isagoo intaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

200 Illegal Migrants Nabbed at Somaliland’s Wajale Border Crossing

More than two hundred mainly young men trying to cross into Somaliland from Ethiopia for possible further migration to Europe or Middle East were rounded up at Somaliland’s busiest crossing Wajaale border with Ethiopia today. According to Somaliland’s immigration official at at Wajaale post, these would-be-emigrants were led to Somaliland’d Wajaale town as their crossing point […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cusbitaalka Edna Aadan oo loo aqoonsaday ka ugu wanaagsan Qaaradda Afrika

Paris 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Adna ayaa kaalmaha ugu horeeya ka galay cusbitaalada ugu tayada wanaagsan qaarada Afrika, sida lagu shaaciyey qiimayn machad caalami ah sameeyey. Machadka Webometrics, oo qiimayn ku sameeyey kontonka cusbitaal ee ugu wanaagsan bixinta adeegyada caafimaadka qaarada Afrika kaalinta koowaad ka galay cusbitaal ku yaal dalka Swaziland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga Ka Jaray Xarun ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu ku Shaqaynaysay Labadii Sanno ee u danbeeyay Iyo Is Muujintii Wasiir Warancade DAAWO

Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Arimaha gudaha oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Wasaaradaasi ku hawl galaysay. Xaflada Xadhig ka Jarista Dhismahan Cusub Waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Mas’uuliyiin ka socday Golayaasha qaranka,Madaxda Ciidamada Qalabka Sida,Maamulka Caasimada Hargaysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weedhihii Kaftanka Iyo Qosolka Xambaarsanaa ee laga Guntay Ruug Cadaagii Saxaafada ee Xijaabtay Marxuun Axmed Xasan Cawke iyo Soo Ururintii Yuusuf Garaad.

Hargaysa 30. December 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo Sannado badan ay soo wada shaqeeyeen Alle naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Geeriyooday badhtamihii Bishii November ee Sannadkan ayaa qoraal uu ku faafiyey Mareeg uu ku leeyahay Internet-ka Waxa uu ku soo bandhigay Qisooyin uu ka Uruuriyey Marxuun Cawke,Isagoo Ujeedada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ma Dhabbaa In Xukuumaddu Iibinayso Dhulka Xeradda Birjeex Iyo Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa?

Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland oo shalay ka qayb galay dood idaacadda BBC  qabatay  oo isaga  iyo Xildhibaan Balaaki wax lagaga waydiiyay miisaaniyadda 2016, ayaa sheegay in xukuumaddu damcsantay inay dhulka xeradda ciidmadda ee Birjeex iyo meelo kale. Xildhibaan Jirde wuxuu dooddaa miisaaniyadda ka sokow […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dalka Oo Dhami Wuu Wadda Haraadan Yahay, Balse Yaan Farta La Isku Fiiqin………” Gudoomiye Saleebaan Gaal

Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa hadley abaaraha iyo biyo la’aanta dalka ka jirta, isla markaana wuxuu sheegay in dalka oo dhami  abaaro ka jiraan Balse Mudane Saleeban waxaa uu rajo fiican ka muujiyey in dalku uu heli doono biyo ku filan isaga oo xusay in lagu rajo weyn […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xisbiga Ucid Waa Hanti Qaran Ee Maaha Xisbi Nin Leeyahay” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil

Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxiil ee xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Rooda Axmed Yaasiin, ayaa xukuumadda ugu baaqday inay faragalinta ka dayso xisbiga Ucid. Isla markaana waxay sheegtay haddii xukuumadu faraha kala bixi waydo xisbiga ay xukuumad ahaan iyo xisbiyo ahaanbaa ay albaabka ka wadda bixi doonaan oo dib loogu noqon doonno halkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »