Home » 11:55 am Entries posted on “July, 2017”

Amiirka Cusub ee Qatar Xukumi doona oo Ku Sugan Riyaad iyo Xiisadda oo kacsan DAAWO

Riyadh 30. July 2017 (SDN/QJ):- Xiisada gobolka khaliijka ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda cirka isku sii dhareerto waxana ay u dhowdahay nuu iska horimaad hor lehi ka bilaabmo halkaasi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Saraakiil Ciidan oo Wehelisa oo Qaadacay Deegaamayn Cusub oo laga samaynayay Gobolka Sool

Laascaanood 30. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirrir oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidamadda Qaranka Iyo Booliska ayaa Kormeer ku tegay Deegamada Bali Hadhac,Iyo Dhaban saar oo hawd kaga beegan Magaaladda Laascaanood. Ujeedada Kormeerka Gudoomiyaha Iyo Saraakiisha Wehelinaysay ayaa la Xidhiidhay Sidii ay u Joojin lahaayeen Deegaamayn Cusub oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muqdisho: Eray Bixinta ‘Igu Sawir’ iyo ‘Igu Dayo’ oo Qabsaday Baraha ay Bulshadu ku Wada Xidhiidho & Sababta Xoojisay ka hadalkeeda oo Warbixin laga Diyaariyey

Muqdisho 30. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa todobaadyadan baraha bulshada Soomaalida qabsaday olole lagu dhaliilayo dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana hal-heys looga dhigey kalmadda ‘Igu Sawir’ iyo sidoo kale olole kale oo lagu taageerayo dowladda oo loogu magac daray ‘Igu Dayo’. Ololahan waxa uu soo biloowdey sanadkii hore , waxaase hadda dib usoo cusbooneysiiyey hees cusub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaliin Aad U Layaab Badan Oo Ay Fuliyeen Dhakhaatiirta Dalka Hindiya & Bukaanka Qalliinku ku Socdo oo Giitaar (Kaman) Iska Tumanaya!

Delhi 30. July 2017 (SDN/QJ):- Dhakhaatiir Dalka Hindiya qaarkood ayaa fuliyey Qaliin aad u layaab badan oo aan hore loo arag, qaliinkaasi oo lagu fuliyey mid ka mid ah Fannaaniinta Dalkaasi ee ku caan baxay garraacista aalada loo yaqaano Giitaarka oo ay soo waajahday dhibaato dhinaca Maskaxda ah oo khakhal ku riday Xiddido ka mid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlad Samaysanaysa Khad Internet Oo Aan La Jabsan Karin & Baqaha Waddamada Reer Yurub ee Tiknoolajiyadda Casriga ah

China 30. July 2017 (SDN/QJ):- Xili ay aad u soo kordhayaan weerarada xagga internetka ee adduunyada ayaa dowladda Shiinaha waxa ay samaysanaysaa qalab casri ah oo suurtogalin kara in aan  internetka laga jabsan karin. Barnaamijkan ayaa waxaa lagu diyaarinayaa magaalada Jinan ee Shiinaha, halkaasi oo dad gaadhaya illaa 200 qof oo isugu jira ciidan iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Haweenay Isku Dayday Inay Sharci Darro Ku Galiso Dalka China Teleefano Iphone Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay !

Shenzhen 30. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka China ayaa had iyo jeer Diirada ku haya Dadka isku daya inay si sharci daro ah Dalkaasi wax u galiyaan, haddaba ciidammada Cashuuraha ee  Dalkaasi ayaa waxay gacanta ku dhigeen haweenay isku dayday inay 102 Telefoon oo kuwa gacanta ah ay galiso Dalkaasi isla markaana si sharci daro ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin Ka Tirsan Kooxda Daacish Oo Isku Dayay Inuu Gabadh Isku Eekaysiiyo, Si Uu Hawlgal U Fuliyo Balse Iloobay Inuu Iska Xiiro Shaarubaha !

Mousil 30. July 2017 (SDN/QJ):- Ninkan ayaa lagu tilmaamay inuu yahay qofkii ugu caqliga xumaa amase ugu doqonsanaa ee la qabtay isaga oo ka sii baxsanaya Magaalada Mousil ee Dalka Ciraaqa ee dhawaan ciidammada Dalka Ciraaq ay sheegeen inay ka xoreeyeen kooxda Daacish. Ninkan ayaa markii uu baxsanayay isku dayay inuu isku eekaysiiyo qof dumar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hindiya : Tababar Jimicsi Oo Sabab U Noqday Dhimashada Gabadh Ardayad Ah !

Delhi 30. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka Hindiya ayaa aad looga hadal hayay dhacdo argagax galisay waalidiinta ardaydoodu wax ka barato kulliyadaha kala duwan ee dalkaasi kadib markii gabadh ardayad ahi ku naf weyday xiisad jimicsi ah oo la siinayay. Tabbabarka ay ku geeriyootay gabadhan ardayada ahi ayaa waxa uu ahaa mid aad u adag waxaana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wax ka Baro Xidhiidhka Dhexeeya Cadhada Badan Iyo Wadne Istaaga & Daraasad Cusub oo arrimo badan iftiimisay

Washington 30. July 2017 (SDN/QJ):- Daraasad cusub oo ay sameeyeen koox ka socotay dalkaasi Maraykanka ayaa lagu sheegay in qofka cadhada badani uu khatar ugu jiro inuu wadnuhu istaago,isaga oo markasta la kulmaaya khalkhal dhinaca cimilada ah ,gaar ahaana kulaylka jidhka oo is bedbedelaaya,taasina ay tahay ta keeni karta inuu qofkaasi ku dhaco wadne istaag […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xigmad Rumowday “Lacagta Nolol Laguma Iibsan Karo” Heesaagii Caan baxay Bobe Marley

Hargaysa 30. July 2017 (SDN/QJ):- Heesaagiii weynaa ee dalka Jamiaca u dhashay Bobe Marley oo kubad ciyaaraya sanadkii 1977 ayuu dhaawac ka soo gaadhay faraha lugihiisa mid ka mid ah, Waxaana lagu daweeyay dhakhtarka nabarkii laakiin haddana ma bogsan. Markii xanuunkii ka tegi waayay oo fartii bogsan weydaya ayaa lagu sameeyay baadhis xoogan waxaana loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »