Home » 7:22 am Entries posted on “April, 2022”

Garyaqaan Mubaarig Cabdi ” waayo aragnimayda xabsiga Hargeisa “Hargeisa central prison”

Xabsiga dhexe ee Hargeisa oo dib u dhis balaadhan lagu sameeyay 2005 Qareeno Reer soomaliland ah oo Maxakamadu xukuntay iyagoo kiis ku gudo jira ,xilligaas waxa soo booqday caasimada iyo xabsigaba wafti ka socday QM gaar ahaan ergaygii gaarka ahaa ee xuquuqda aadamaha ,warbixintii ay qoreena waxa ku jirtay in la dumiyo jeelka weyn oo […]

Posted in Features | Read More »

Musharax Ciro oo dhaleeceeyay xadhiga suxuufiyiinta

Hargeysa (QJ) – Musharraxa xilka madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Cirro ayaa hadal uu soo saaray ku dhaleeceeyay xadhig maanta hargeysa loogu geystay in ka badan 20 suxufi. Suxufiyiinta ayaa xiliga la qabqabtay ku gudo jiray baahinta dhacdadii maanta ka dhacday xabsiga weyn ee Hargeysa. Musharaxa ayaa war saxaafada loogu talo galay oo uu soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland intelligence officers attack 3 journalists; detain journalist Abdisalan Ahmed Awad

Authorities in the breakaway region of Somaliland should unconditionally release freelance online journalist Abdisalan Ahmed Awad and hold the intelligence officers who harassed and assaulted him and two other journalists responsible, the Committee to Protect Journalists said Monday. On the night of March 18, Abdisalan was riding in a car with freelance journalist Ali Mahdi […]

Posted in news in English | Read More »

Xukuumada Somaliland oo bilowday xardhiga dhibaneyaashii Waaheen

Hargeysa (SD)- Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska ee Somaliland ay goordhoweyd xabsiga u taxaabeen Hibo Faysal, oo dhawaan warbaahinta u soo bandhigtay baad laga qaado dadkii hantidoodu ku gubatay dabkii ka kacay Suuqa Waaheen. Duqa Magaalada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa la sheegay cabashada dabadeed in la qabqabtay askartii baada ka qaadeysey dadka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mulkiilaha WorldRemit Ismaciil oo markhaati furay in Gargaarkii Waaheen la canshuuray

London (QJ) – Ganacsade Ismaaciil Axmed ayaa ka marqaati furay in gacan qabad ay gaarsiiyeen dadkii dabku hantida uga gubatay suuqa Waaheen la musuqay. Ganacsadaha ayaa qoraal uu bogiisa Facebook soo dhigay ku sheegay in sida ay wax u dheceen: “Waxaan bogaadinayaa tallaabadii degdegga ahayd ee maayar Cabdikariim ka qaaday niman cashuur ururiyaal ah oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Sharaxaada Gunooyinka Degmooyinka iyo Cida Sharciyan leh Masuuliyada Maareynta Aafadii Suuqa Waaheen

Hargeysa (QJ) – Qareen Mubaarik Cabdi ayaa sharaxaad ka bixinaya xeerarka Maamulka Degmooyinka iyo Kaabida dheeriga ah ee la siiyo degmooyinka qaar. “Wasiir Kaahin Ma xukumo Goleyaasha degaanka Somaliland”

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Mayor Mooge muxuu ku doorsaday Xisbigii uu ka soo baxay iyo xilkii loo doortay

Hargeysa (QJ) – Duqa magaalada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa mudo dheer oo uu u ololeynayay xilkaa ayaa waxa soo shaac baxday in uu madaxweyne Muuse ku diiday in uu ku taageero damaciisa. Cabdikariim ayaa niyad jabkaa ka dib waxa soo dhaweeyay oo in uu xilkaa isu taagay ugu tanaasulay musharixiintaa xisbiga Wadani. Cabdikariim kolii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Statement of the Chairperson on the status of AU Special Representative for Somalia

Addis Ababa (QJ) The Chairperson of Commission of the African Union, H.E. Moussa Faki Mahamat, expresses concern at the Press Statement issued recently by the Office of the Prime Minister of Somalia regarding the status of the Special Representative of the AU Chairperson of the Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira. In this […]

Posted in news in English | Read More »

Madaxweyne Biixi oo Madaxtooyada Qadhaan ugu ururiyay Suuqa Waheen iyo dareenka ka dhashay

Hargeysa (SD) – Madaxtooyada Somaliland ayaa xalay ganacsatada u qabatay afur qadhaan loogu ururiyay gurmadka suuqa Waaheen. Kulanka ayaa lagu soo casuumay ganacsatada ugu waaweyn ee Somaliland oo qaadhaanka  ka qeybqaatay. Sida la sheegay waxa Afurkii xalay lagu ururiyay lacag gaareysa $8,000,000 (Siddeed milyan) oo Doollar. Kulanka iyo yabooha xalay ayaa ku soo beegmeysa xili dood […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sharci ahaan yaa leh maamulka suuqyada ku dhex yaal magaalooyinka?

Hargeysa (SD) – Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa sharaxaad ka bixiyay xeerarka sharci ee dawlada Hoose ee Hargeysa siinaya ogolaashaha maamulka iyo dib u dhiska Suuqa Waaheen. Qareen Guuleed oo arinka sharaxaya ayaa sidan yiri: Qodobka 15 ee Xeerka Ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinku, Xeer Lr. 23/2019, waxa uu sheegayaa “Golayaasha Degaannada Degmooyinka ee darajada “A” iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »