Home » 4:54 am Entries posted on “January, 2023”

SNA killes over 300 militants in weeks

Mogadisho January 25, 2023 (QJ) -The Minister of Information of the Federal Government of Somalia, Da’ud Aweys, announced in a press conference that over 300 members of Al-Shabaab have been killed in recent operations conducted within the country. The Minister of Information, accompanied by the African Union’s envoy, Souef Mohamed El-Amine, stated that the operations […]

Posted in news in English | Read More »

Xamarweyne oo baaritaano laga bilaabay

Muqdisho January 25, 2023 (QJ) -Ciidamada amniga Gobolka Baanaadir ayaa hawlgal amni ka bilaabay xaafadaha Muqdisho. Habeenkii xaly ayay ciidamada iyo madaxda degmooyinka dhaca bartamaha caasimada ka bilaabeen hawlgal ay guri guri ugu baaraayaan, waxaana hawgalka xalay bilowday lagu bartilmaansaday xaafada Xamarweyne. Hawlgalka oo ay qyb kayihiin madaxda degmooyinka bartamaha caasimada ay algu soo qabqabtya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shir Muqdisho uga furmay EAC

Muqdisho January 25, 2023 (QJ) -Shir ay isugu yimaadeen xubnaha urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Africa ee EAC oo looga arinsanayo sidii Soomaaliya urukaa uga mid noqon laheyd ayaa manata Muqdisho laga furay. Shirka oo uu martigeliyay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Abshir Axmed Huruuse ayaa eegaya sidii loo fududeyn lahaa in Soomaaliya si buuxda ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada oo sheegtay in 300 Shabaab laga dilay

Muqdisho January 25, 2023(QJ) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daauud Aweys oo uu garab taaganaa madaxa hawgalada Africa ee Soomaaliya souefe Al Amin ayaa ka warbixiyay hawlgalo uu sheegtay i maalmihii u danbeeyay ay ka dhaceen Soomaaliya isla markaana lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Kooxda Al Shabaab. Wasiirka waxa uu sheegtay in hawlgalada oo ka dhacay maamul […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi iyo Gen. Taani oo ku kala dhaqaaqay arinka Laascaanood

Hargeysa January 25, 2023 (QJ) – Waxa cirka isku sii shareeray khilff u dhexeeyay Muuse Biixi iyo Nuux Ismaaciil Taani oo ka dhashay sida loo wejahayo xaalada Laascaanood Taliye Taani ayaa warar ka agdhow noo xaqiijiyeen in uu dhegaha ka fureystay tiroba dhawr amar oo uu Muuse Biixi siiyay oo ku wejahnaa guluf lahu qaado […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AFRICOM Airstrike targets Al Shabaab

Mogadisho January 24, 2024 (QJ) -A confirmed U.S. airstrikes in the vicinity of the town of Xarardheere in the Mudug region, targeted members of Al-Shabaab. A statement from the US Africom command said that the strikes, conducted at the request of the Somali government, took place near Xarardheere and that two Al-Shabaab members were killed. The […]

Posted in news in English | Read More »

Gen. Taani: Ciidamada Somaliland oo sugaya amniga

Laascaanood January 24, 2024 (QJ) – Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Nuux Taani ayaa manata mar uu la hadlayay warfidiyeenada waxa uu sheegtay in ciidamada Somaliland gacanta ku hayaan amniga magaalada Laascaanood, isla markaana sheegtay in aaney jirin ciidamo kale oo soo galay Gobolka Sool. Taliyuhu wuxuu kaloo sheegtay in ciidamada soo galbiyay Garaada ee Laascaanood […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AFRICOM oo duqeyn ku dilay Laba dagaalyahan

Mogadishu January 24, 2023 (QJ) – Ciidamada Mareykanka oo taageeraya kuwa Soomaaliya ayaa sheegtay in shalay ay aaga degmeda Xaradheere ka fuliyeen duqeyn dhanka circa oo ay ku bartilmaansadeen dagaal yahano ka mid ahaa Al Shabaab. AFRICOM ayaa sheegtay in duqeyntaa ay ku dileen inta la xaqiijiyay laba ruux. Taliska Mareykanka Africa ayaa sheegtay in aaney […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo weeraray xarunta Gobolka Banadir

Muqdisho January 22, 2023 (QJ) -Kooxda Al Shabaab ayaa manta weerar ismiidaamin ku bilowday ku qaaday xarunta Gobolka Banaadir. Qarax ka dib ayaa dagaal saacado socday waxa uu dhexmaray dagaal yahanada halka weerar iyo ciidamada amaanka. Ciidamada amniga ayaase markii danbe soo afmeeray duulaanka oo halka ku laayay rag ay sheegeen in ay lix ahaayeen, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ATMIS oo xero ku wareejisay SNA

Muqdisho January 22, 2023 (QJ) – Ciidamada midawga Africa ee ATMIS ayaa manta xero ay magaalada Muqdisho ay ka deganayeen ciidamo ka socda dalka Burundi ku wareejiyay ciidamada Soomaaliya. Qorshaha ciidamada ay xerada ku wareejiyeen ayaa qeyb ka ah hanaanka ciidamada Soomaalidu ay amniga dalka kula wareegayaan Wasiir ku xigeenka Difaaca Cabdinuur Daahir Fiidoow ayaa saxaafada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »