|

31 Sano Guuradii ka soo Wareegtay Dagaalkii Burco Duurey Iyo Xuska Maalinta Shuhadadda oo Hargaysa Lagu qabtay DAAWO

Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)-Xuska Maalinta Shuhadadii Ku Geeriyootay Halgankii dib u xoraynta Wadanka oo Sannad kasta la qabto 17 Bisha October ayaa Maanta Munaasibad balaadhan loogu sameeyay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa.

Munaasibadan oo Kulmisay Mujaahidiintii Goob Jooga ahayd Dagaalkii Burco Duurey Ku dhex maray Ciidamadii Taliskii Siyaad Bare iyo Xoogagii SNM Isla Markaana ay Maalintaas oo Ku beegnayd 17kii bishii October 1984kii Ururka SNM ay ka Shihiideen Tiradii Ugu badnayd oo uu Ku Jiro alle ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Xaashi Diiriye Lixle oo ka Mid ahaa Saraakiishii dagaalkaas hogaaminayey.

Comments are closed