|

39-kii Xildhibaan ee Codeeyay Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle oo Warbaahinta la Hadlay Mawqifkoodana Mar Kale Cadeeyay DAAWO

Hargaysa 12. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa si Wada Jir ah Warbaahinta uga soo Muuqday 39kii Xildhibaan ee Codka siiyay Murashax C.raxmaan Maxamed Talyanle Gudoomiyaha lagu muransan yahay ee Golaha Wakiiladda oo ku doodaya in guushu iyaga raacday.

Comments are closed