Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Gabadhani waxay sheegtay inay masaafo dheer dabosocotay gaadhiga xashiishlaha ah ee xaafadood si ay u gaadho goobta uu geeyo xashiishka iyadoo ku qanacsan oo aan ku walaacsanayn inay meel kale dhigtay, seladda qashinka mooyaane.
https://youtu.be/I1tgOWjrWWE
