Ceerigaabo Aug 05,2013(SDN)-Beesha Gabooye ee magaalada Ceerigaabo ayaa hogaan cusub doortay oo la filayo in ay wax ka qabtaan arrimaha horyaal beeshan ku nool Gobolka Sanaag.
Hogaankan cusub ayaa diirada saari doona sidii beeshaas dhalinteedu saamigoodii uga heli lahaayeen dawlada Somaliland qeybeheeda kala duwan,DAAWO.
