Uncategorized

DAAWO SAWIRRO: Meydad Al-shabaab ah oo la soo bandhigay

Muqdisho 16.Aug 2013 (SDN)- Dagaalo kadhacay degaanka Mareer oo lixdan Km kudhawaad u jirta Degmada Dhuusamareeb ayaa waxaa kudhintay ciidamadii halkaa kudagaalamay.

Al-shabaab ayaa la sheegay in ay kaga dhinteen ragii weerarka soo qaaday qaar kamid ah.  Hoos kadaawo sawiradda meydadka dagaal yahanada Al-shabaab.

Ciidamada Al Shabaab ayaa Mudooyinkii danbe waxaa ku Yimid Kala dhantaalnaan Xaga Maamulka ah kadib markii ay iska Hor yimaadeen Hogaankoodii Sare oo qaarkood baxsadeen,Kuwa ay Gudahooda iska dileen iyo qaar ay Xidheen.

al1al2al3

 

Muqdisho SDN.

contact@somalidiasporanews.com