Uncategorized

Abwaan Hadraawi iyo Milicsiga Qiimaha ay lahayd Gabadha Somaliyeed {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.Aug 2013 (SDN)-   Abwaanka Caanka ah ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa Si Mug leh u Sharaxay Macnaha erayga Socdaal oo ah Halku Dhiga Sannadkan loo Xushay bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargaysa (International Book Fair) kaas oo Maanta  Si rasmi ah uga furmay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha ee Caasimada Hargaysa .

Hadrawi2Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi waxa uu aragti togan ku milicsaday qiimaha ay gabadha soomaliyeed  leedahay marka laga eegayo dhinaca dhaqanka iyo sida laysugu tixgaliyo.

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato hadalkii Hadraawi
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hadrawi(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

contact@somalidiasporanews.com