Uncategorized

“Waxaanu ka Soo Horjeednaa fal kasta oo Maxkamadu ay Xoriyadoodii ugu soo celinayso dhalinyarada Gaystay Kufsi Wadareedkaas” Gudoomiyihii Hore ee Xuquuqul iinsaanka {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyihii Hore ee Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka Axmed Yuusuf ayaa Canbaarayn Xoogan u soo Jeediyay Qorshe ay Maxkamada  Degmada Hargaysa Xoriyadoodii ugu soo Celinayso Koox dhallinyaro ah oo Kufsi wadareed u Gaystay laba Hablood dabayaaqadii bishii Ramadaan.

axmed xasan

 

 

 

 

 

 

 

 

Danayeeyayaasha Xuquuqul Iinsaanku waxay wax lagu xumaado ku Tilmaameen falkas lagu sii daynayo dhalinyaradaas oo Xadgudubka kula kacay Gabadh la dhalatay waxaanu xusay inay arrintani dhiirigalinayso inuu sii socdo falalka kufsi ee ku soo badanaya Somaliland.

Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiyihii Hore ee Xuquuqul iinsaanka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KUFSIWADAREED.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com