Caabud waaq 24.October 2013 (SDN)- Waxaa maalmihi la soo dhaafay ka socday gudaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud shirweyne dib u heshisiinta beelaha wada daga gobolka Galguuduud.
Shirweynahaas ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud,Hogaamiye dhaqameedyo iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Shacabka dega Gobolka Gal Gaduud ayaa la isula qaatay sii xoojinta nabad ku wada noolaanshaha qaybaha kala duwaan ee bulshada Gobolkaas.

Caabud Waaq SDN.
Qurbejoog.com
