Uncategorized

Caabud Waaq oo lagu soo Khatimay Shirweyne dibu heshiisiinta Bulshada degta Gobolka Gal gaduud

Caabud waaq 24.October 2013 (SDN)- Waxaa maalmihi la soo dhaafay ka socday gudaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud shirweyne dib u heshisiinta beelaha wada daga gobolka Galguuduud.

Shirweynahaas ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud,Hogaamiye dhaqameedyo iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Shacabka dega Gobolka Gal Gaduud ayaa la isula qaatay sii xoojinta nabad ku wada noolaanshaha qaybaha kala duwaan ee bulshada Gobolkaas.

waaq1 waaq2 waaq3 waaq4 waaq5 waaq6 waaq7 waaq8 waaq12 waaq13 waaq14 waaq15 waaq16 waaq17 waaq18 waaq19

Caabud Waaq SDN.

Qurbejoog.comwaaq12