Uncategorized

DAAWO:Wefdigii Kenya ka socday ee booqanayay Somaliland oo Berbera Booqday

Berbera Nov 09,2013(SDN)-Wefdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya oo maalmaba booqanayay dalka Somaliland ayaa gaaray magaalada Barbera oo ay u kuur galeen qaar ka mida ilaha dhaqaale ee magaaladaasi.

Wefdiga oo ay weheliyeen wasiiro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa booqday dekedda Berbera iyo haamaha keydka Shidaalka.

Halkan hoose ka Daawo booqashada wefdiga Kenya ee Berbera.