Hargaysa 01.Jan 2013 (SDN)- Safiirka& safiir ku-xigeenka s/land u fadhiya dalka Ethiopia waxay wasaaradda arrimaha dibedda dalka ethiopa kula kulmeen agaasimaha waaxda afrika ee wasaaradaasi iyo agaasimaha dalalka jaarka waxay ka wada hadleen
-

Photo File Fiisaha &ciqaamada ardayda reer s/land ee ethiopa wax-ka barata dalkaasi, ka dib markii ethoipa go’aansatay in dib u eegis lagu sameeyay iqaamahada dadka ajaanibka ah ku joogaan dalka ethoipa oo ay ku jiraan dadka Somaliland u dhashay.
- Waxay isku afgarteen in ardayda s/land ee ethiopa dagen waxna ka barta dalkaasi in ay safaarada somaliland u soo gudbiyaan liiska magacyadooda si dib u eegis loogu sameeyo loona siiyo ciqaamado waxbarasho.
- Waxaana arintaas loo xil saaray guddi ka koobaan labada dhinac oo kala ah safiir-kuxigeenka somliland u fadhiya dalka ethoipa iyo agaasimaha waaxda dalalka afrika ee wasaraada khaarajiga ethoipa.
- Inta ay hawsho socoto in aan la mustaafurin Karin ardayda u dhalatay dalka somaliland
Sanad wanaagsan dhamaan bahda saxaafada Somaliland
Axmed Yusuf Cilmi(Suudi)
Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibedda
&Iskaashiga Caalamiga.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com.
