Uncategorized

Tacsi: MARXUUM C/RAXMAAN TUBEEC

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, iyaga oo  uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM  C/RAXMAAN TUBEEC Kaas oo  Maanta  ku Geeriyoodey Wadanka Ethiopia,Gaar Ahaan  Magaalada Addis Ababa ( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII  uu marxuumku ka baxay

 

Aamiin                                                  Aamiin                                                                     Aamiin