Uncategorized

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Boosaha oo Shacabka ku Baraarujiyay in Waxbarashadu aanay da’a ku Xidhnayn {DAAWO}

Cali-Sh.-Maxamed-CabdiHargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta xukuumaddii Daahir Rayaale Mr. Cali Maxamed Cabdi, oo ah nin weyn oo waayeel ah ayaa dhawaan diyaariyay shahaadadii koowaad ee jaamacadda oo uu qaatay Public administration. ka dib markii dhamaystay jaamacadda Machadka shaqaalaha dawladda ee (CSI) ee magaaladda Hargeysa oo xiligan ka mid ah jaamacadaha ugu waxbarashada wanaagsan dalka Somaliland.

waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Cali Maxamed Cabdi oo Telefishanka qaranka dhawaan uga warramay sida uu waxbarashadaasi ku bilaabay dadweynahana da’ kasta oo ay yihiin ku guubaabiyay inay waxbartaan.
http://www.youtube.com/watch?v=KxTcCBWvLzc

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com