Uncategorized

Mas’uul door Weyn ku lahaa Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia oo Isu Cumaaday Oday Dhaqameed Beelaha Hawiye Sawiro

Hargaysa 10.May 2014 (SDN/QJ)- La Taliyaha Dhinaca Siyaasada ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud isla markaana ah Mas’uul door weyn ku leh Wada hadalada Somaliland iyo Somalia Faarax Giindhe ayaa haatan isu soo Cumaamaday Oday dhaqameed Somaliyeed isagoo Hogaaminaya Duqay ka Timid Dhinaca Waddanka Somalia .

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa hore isugu Maandhaafay inuu Jiro Shakhsi Muqdisho iyo Hargaysa isaga dab qaada arrimaha laga wada hadalayo inkastoo aanu Xiligaas faysal helin Cid Taageerta hadalkiisa .

vlcsnap-2014-05-10-14h33m01s221vlcsnap-2014-05-09-23h18m51s210vlcsnap-2014-05-09-23h05m27s113IMG_1258

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com