London May 26,2014(SDN/QJ)-Waxa magaalada London ee cariga Ingriiska soo dhaweeyn mug leh loogu sameeyay Duqa magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Ceerigaabo oo ay soo dhaweeyeen jaaliyadaha Somaliland ee dalka UK.
Duqa oo uu safarka ku weheliyay Xildhibaan Cabdiraxmaan Tayanle oo bulshada reer sanaag ku guubaabiyay in ay ka qeyb qaataan dhismaha wadada Ceerigaabo.
