Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Maanta Sheegay in aanay u baahnayn Cid tababar ku qaadata Mudo toban sanno ah iyo askari ka danbeeyay kii faqashtii isagoo fariintan Duul Xulka ah u diray Garabka uu hogaamiyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi .
Waxa uu Suldaanka Guud Cadeeyay inuu Taageersan yahay Musharaxnimada Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.
Hargaysa SDN/QJ
contact@somalidiasporanews.com
