Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Xoog ayaa maanta ka hadlay Taageerada Uu U Hayo Guddoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Wasiirkii Hore ee Wasaarada Caafimaadka oo Maanta Ka hadlayay Kulan ay Waxgarad ka Tirsan Beesha uu ka soo Jeedaa Taageero ugu Muujinayeen Musharaxnimada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.
Dr Xuseen Xoog Waxa uu sheegay in aanay Dhinacyada Kulmiye Sinaba uga Ogolaanayn inay nabadgalyada dalku haysto ay Waxyeelo u horseedaan.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII DR XUSEEN XOOG
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xoog30M.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com
