Skip to content
September 9, 2026
  • Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland
  • Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya
  • Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Washington iyadoo la xoojinayo cadaadiska aqoonsiga Mareykanka
  • Dibadbaxyo ka dhan ah Turkiga ayaa ka dhacay Kismaayo iyagoo Ankara ku eedeeyeen inay faragelin ku hayso Soomaaliya

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Tirada oy Tayada Weftiga Somaliland ee booqanaya Washington oo la dhaliilay
Uncategorized

Muxuu Daaran yahay Socdaalka Wasiirka Madaxtooyada ee Jabuuti Daawo

WebmasterJune 13, 201401 mins

Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta u Kicitimay Dalka Jabuuti.

Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Hadal kooban oo uu Warfidiyeenada ku siiyay Madaarka Cigaal ku Sheegay in Socdaalkan ay ku Wehelinayaan Wasiirada Dib u Dejinta iyo Qorshaynta Qaranka.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Homage to Magool
Next: Curadii uu Ka Tagay Marxuun MM Kastan oo Saxaafada u Mahadcelisay

Related News

Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland

adminSeptember 7, 2026 0

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya

adminSeptember 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper