Muqdisho June 17,2014(SDN/QJ)-Fanaanada caanka ah ee Saado Cali Warsame oo kaashaneysa farshaxanka caanka ah ee Amiin Caamir ayaa hees iyo muqaalkeeda ku soo bandhigay dulmiga Shabeelada Hoose.
“Heeleey hibiloow wayaabaale waayaabe Heeleey hibiloow wayaabaale,shabeelle maxaa ku lumay”waa halku dhiga heesta DAAWSHO WACAN.
