Skip to content
September 8, 2026
  • Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland
  • Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya
  • Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Washington iyadoo la xoojinayo cadaadiska aqoonsiga Mareykanka
  • Dibadbaxyo ka dhan ah Turkiga ayaa ka dhacay Kismaayo iyagoo Ankara ku eedeeyeen inay faragelin ku hayso Soomaaliya

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Tirada oy Tayada Weftiga Somaliland ee booqanaya Washington oo la dhaliilay
Uncategorized

DAAWO:Mudaaharaa​dkii ugu xooga badnaa ee looga soo horjeedo xasuuuqaa Falastiini​yiinta oo ka dhacay London

WebmasterJuly 16, 201401 mins

London July 16,2014(SDN/QJ)-Waxaa bartamaha magalada London isugu soo baxay kumaan kun oo qofood oo ka soo horjeeday xasuuqa ay Yahuuda ka wado dhulka Falastiiniyiinta gaar ahaan magaalada Gaza.

Dunida caalamka ayaa murugo ku daawaneysa colaada ka socota degaanka Gaza oo ay ku dhinteen shicib ka badan 200 oo ruux.

Hadabo hoos ka daawo qaabka uu u dhacay.

Tagged: Features Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Somali Prime Minister calls for immediate ceasefire in Hiiraan province
Next: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Hiiraan

Related News

Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland

adminSeptember 7, 2026 0

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya

adminSeptember 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper