London 26.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamud [Siilaanyo] oo weli ku guda jira socdaalkiisii gaarka ahaa ee uu ku joogay dalka Ingiriiska ayaa habeenkii xalay munaasabad afur ah kala qayb galay jaaliyadda Somaliland ee Galbeedka Magaalada London.
https://www.youtube.com/watch?v=j9bqBZ04Lpo
London SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
