London July 28,2014(SDN/QJ)-Bahda Qurbejoog/somalidiasporanews.com ayaa waxa ay halkan uga dirayaan dhamaan akhristeyaasheena ciid mubaarik.
Sidoo kale waxaanu dhamaan umadda Muslimka eebe uga baryeynaa in uu ka aqbalo cibaadadoodii bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ciidan Ciideedana eebe SWT waxaanu ka baryeynaa in uu nagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

SDN/QJ-London
