London Aug 05,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Kaluumeysiga ee Somaliland Diblomaasi maxamed yaasiin xasan ayaa si mug leh uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee mudada socday.
Wasiirka ayaa dhaliilay gudiyada wadahadalada ee dhinacyada Somaliland, Somalia iyo Turkiga oo uu sheegay in aaney daacad ka aheyn xal waara oo ka soo baxa dhexdhexaadinta.
HALKAN KA DAAWO WAREYSIGA OO KA BAXAY TVGA UNIVERSAL BARNAAMIJKIISA RA’YIGA DADWEYNAHA.
SDN/QJ-London
contact@qurbejoog.com
