Stockholm Aug 06, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa Sweden Md. Cantar Kidaar Cune ayaa waxa uu ka hadlay fadhiidnimada dawlada Axmed Siilaanyo iyo wasaaradaha hawlahooda gabay ee hadana ku mashquulay axsaabta mucaaridka dhaliishooda.
HALKAN HOOSE KA DAAWO AFHAYEENKA OO QODOBEYNAYA DHALIILAHA KULMIYE
SDN/QJ-Stockholm
contact@qurbejoog.com
