Burco 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah Salaadiinta gobolka Togdheer ayaa maanta xukuumada Madaxwayne Siilaanyo si kulul ugu dhaliilay in aanay waxba ka fulin balan qaadyadii ay dadka u samaysay isl markaana wuxu ku eedeeyay in ay ka gaabisay wax ka qabashada maamulka Somaliland dhexdeeda lagaga dhawaaqay ee Khaatumo.
Suldaanku Waxa uu Tilmaamay in Fadeexadaha ka dhacaya Garsoorka Somaliland iyo Musuq maasuqa baahsan ee laamaha cadaalada dhex yaala.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA WADA DHAGAYSO HADALKA SULDAANKA OO DHEER
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SuldaanMaxamedMuuse19.mp3″]
Burco SDN/QJ
