London 29Aug14(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Todobadkan iyo waxqabadka Ururka Dan iyo Duce iyo kulan oo ka hawlgala Gobolka Saaxil labadan urur ayaa ka soo jeeda qurbejooga gobolka waxanay halkan ku soo bandhigeen waxqabadkooda . soo bandhigay dhaliilo iyo tuhumo in dawladu ku hawlan tahay inay qurbejooga gobolka saaxil inay cagaha jiido hakan ka Daawo .
