Skip to content
June 6, 2026
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
Uncategorized

DAAWO:Guddoomiyaha UCID oo Cali Khaliif ku eedeeyay in uu Somaliland u soo waariday dhibkii Soomaaliya halakeeyay

WebmasterSeptember 5, 201401 mins

Nairobi Sept 05,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo booqasho ku jooga magaalada Nairobi safar shaqo ayaa wareysi dheer oo uu siiyay TV-ga HCTV waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland.

 

Guddoomiyuhu waxa uu si gaar ah uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee degaanada Saaxdheer iyo sida la isugu soo dhaweyn karayo dadka reer Somaliland.

 

Tagged: Features Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Geerida Hoggaamiye Axmed Godane Oo Lagu Shaaciyey Twitter-ka Al-shabaab
Next: Laba Qof Oo Xalay Muqdisho siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Iyo Warbaahinta Oo Ged Cusub Bilowday

Related News

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland

adminJune 6, 2026 0

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper