Minneapolis Sept 05,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar ayaa duruus siyaasadeed u dhigay mid kale oo ka mida suxuufiyiinta Soomaaliya oo professorka la hortagay suaalo debacsan ku taxaluqa siyaasadaha Soomaalida ee Geeska Africa.
Aqoonyahanka ayaa si waafi ah u sharaxay sababha dhabta ah ee dadka degaanka bariga Somaliland aaney ilaa haatan si mug leh uga qeyb qaadan siyaasada dalka isla markaana beeniyay sheegashooyin badan oo inta badan ah hadaaqa maslijyada.
