Berbera 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Cidin ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Hawl wadeenada Damdamiska ee Dawlada Hoose ee Berbera oo tababar aqoontooda kor loogu soo qaadayay u Xidhmay.
Maayarka Magaalada Berbera ayaa sheegay in Hawl wadeenada Damdamisku ay Yihiin Kuwo hawl balaadhan u haya Shacabka Magaalada Berbera
https://www.youtube.com/watch?v=_FoMh0G_Nkw
Berbera SDN/QJ
