Hargeisa 14/9/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Dhalinta Beesha Habarmagaado Mustafe Aadan Cali (Wada Arin) Ayaa Maanta Ka Hadlay Mooshin Ay Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ee Xisbiga Muxafidka Ahi Ay Ku Wadan Gudomiyaha Wakiilada C/Raxman Maxamed C/Laahi Ciro Isagoo Gudoomiyuhu Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland Ugu Baaqay In Maanta Loo Baahanyahay In Xukuumadani Laga Tashado
Hargeisa Sdn/Qj
Maxamed Aadan@Qurbejog.Com
