Hargeisa (SDN/QJ)xildhiban maxamed faarax qabile ayaa saaka ka hadlay mooshin ay wadan qaar ka mida xildhibanada golaha wakilada ee xukuumada ka soo jeda isagoo xildhibanku ka war bixiyey sbabta mooshinkani dhalisay oo uu shegay in xerkii diiwan galinta uu gudomiyuhu dib u celiyey
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan@Qurbejog.Com
