
Hargeisa 1/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Wasaarada deeganka iyo hurumarinta somaliland shugri ismacil bandare ayaa si adag uga hadashayka ugadhsiga duurjoogta somaililand iyado sheegtay in gobalada galbeed si aada looga dhoofiyo duurjoogta gaar ahaan boorama ayna waxii imika ka danbeeya isha ku hayn doonan dadka ka ganacsada
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@Qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com
