Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u Naxariistee Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Aas Qaran loogu Sameeyay Taliyihii Ciiidanka Booliska ee Degmada Arabsiyo Marxuun Cabdi Cade oo u Geeriyooday rasaas uu ku furay Mid ka Mid ah Askarta uu Maamulayay .
Madaxweyen Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil,Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska,Shirgudoonka Golaha Wakiilada, Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Xildhibaano ka socday Golayaasha Qaranka ayaa Aaska Marxuunka ka qayb galay .
Waxay dhamaan Mas’uuliyiintani sheegeen in Ciqaab adag la marsiin doono Gacan ku dhiiglaha falkan gaystay,.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
