Uncategorized

Hargeysa Club Oo Loo Qorsheeyey in Shuraako uu Ku Jiro Boqor Buurmadow Iyo Wasiir Xirsi la wareegaan, lagana dhigo hutel cusub

Hargaysa 05Oct14(SDN/QJ) ilo ku dhadhow  shabakada qurbejoog ayaa waxa u xaqiyeen in boqor  Buurmadow iyo Muwaadin Somailand oo lagu magacabo Jamal M Xasan oo u shaqeeya shirkad Maraykan ah oo cuntada u qaabilsan ciidamada jooga imika Afghanstan  in lagu wareejiyey Huteelka Hargeysa Club Oo Loo Qorsheeyey in  uu Shuraako uu Ku Jiro Boqor Buurmadow Iyo Wasiir Xirsi si ay la wareegaan  lagana dhigo hutel cusub warkan oo ay noo xaqiyeeen ilo ku dhaw madaxtooyada  in Wasiirka Madaxtooyadu Xirsi   uu kulan la qatay Nin ka xoogsada hantida wadanka oo Hutelka hargaysa club oo lagu magacaabo  Suldaan Sciid Ducaale wixii uu soo saaro isagaa iska leh inuu kiro ku bixiyo iyo in uu dajiyo cidii xukumadusoo casunto  kulankan oo ka dhacay Madaxtooyada  oo yidhi shuraacada ayaan kugu darayanaa ee aqbal in lagu wareejiyo Boqor buur madaw huteelka hargaysa club Arinkan ayaa noqonaya waxlama filana  in shacabka reer hargaysa ay ku noqoto waxaan shurucda dalka wafaqsanayn waxii ku soo kordha warkan waxa oo ay shabakada soo gadhsiyeen ilo xogogaala waxii ku soo kordha kala soco qurbejoog

buurmadow