Uncategorized

Somaliland oo ka Arrinsanaysa Siyaasad Qaran oo ay ka Yeelato Cudurka Ebola DAAWO

Hargaysa 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Shir Balaadhan oo lagaga hadlayay Sidii Siyaasad Cad uu Qaranku uga Yeelan lahaa Cudurka Halista ah ee Ebola ayaa  lagu qabtay Magaalada hargaysa kaas oo ay ka qayb galeeen Xubno Wasiiro ah.

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo ka hadlay Kulankaas ayaas sheegay in marka laga qiyaas qaato Khataraha caalamku ka qabo Cudurka Ebola ay Waajib tahay Sidii ay Somaliland doorkeeda ka feejignaaanta u qaadan lahayd.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com