Madheera 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa si wada jir ah u soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi u socday 25 Macallin oo ka tirsan Ciidanka Booliska.
Macallimiintan o noqonaya Tababarka Tababarayaasha ayaa Duruus siin doona Ciidamada kala duwan ee Booliska .
Madheera SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
